Wararaka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale ay dagaallo culus dib uga qarxeen magaalada Laascaanood halkaas oo ay loollanno adag ka jiraan.
War Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Warfaafinta ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faahfaahiyey weerar dhabagal ah oo maanta ka dhacay Shabeelaha dhexe kaas oo lala eegtay ciidankii dhawaan lagu soo tababaray Eritrea ee la geeyey furimaha dagaalka ee Sh/dhexe.
Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ee dhaca mabdiqadda Shaam ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Yahuudda ay duqeymo khasaara badan dhaliyay ka geysteen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq.