
Qarax lagu beegsaday goob Maandooriyaha lagu iibinayay oo ka dhacay Baydhabo.
Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka kasii wada howlgallada ay ku beegsanayaan goobaha mukhaadaraadka lagu iibiyo dadka mas'uulka ka ah.