
Mareykanka oo markii ugu horraysay qiray in 100 katirsan maleeshiyaadka Danab lagu dilay weerarkii Galcad [Warbixin].
Waragyska New York Times ee kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa warbixin dheer ka qoray weerarkii bishii lasoo dhaafay ee Janaayo lagu xasuuqay murtazaqada Mareykanku leeyahay ee loo yaqaano "Maleeshiyada Danab" iyo dadaalka mudada dheer uu Mareykanku ku bixinayey maleeshiyada lagu xasuuqay degmadaas…