
Daawo: Alkata'ib oo filim kasoo saartay dagaalkii Janaay Cabdalle.
Channelka Kataa'ib Al-khbaariyah ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagusoo bandhigayo khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland kasoo gaaray weerarkii maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalla.