Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaalkii cuslaa ee saaka ka dhacay deegaan hoos yimaad degmada Ruun-Nirgood ee Sh/dhexe.
Mu'asasada Alkata'ib ayaa faafisay Qeybtii 2aad ee filimka "Fadarhum wamaa Yaftaruun" oo lagu soo gudbinayo sida soo duulayaasha shisheeye u adeegsadaan culimaa'u suuga si ay uga hor geeyaan manhajka saafiga ah ee Jihaadiyiinta iyo halka ay ka soo hindiseen in ay adeegsadaan wadaad…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida uu qoraal ku baahiyey bartiisa "Truth Social" ku sheegay in ay jiraan xogo sheegaya in xabsiga loo taxaabi doono maalinnimada Talaadada ee innagu soo aaddan.
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in weeraro culus lagu qaaday saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka dowladda ku leeyihiin magaalada Baardheere.
Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaallo culus ay dib uga qarxeen magaalada Laascaanood halkaas oo bilihii lasoo dhaafay lagu loollamayay.
muuqaalkan ay soo saartay filim Documentery ah oo loogu magacdaray "Fadarhum wamaa Yaftaruun" oo ka kooban laba xaqlo. wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa dicaayadaha ka dhanka ah Jihaadka iyo Jihaadiyiinta ee uu faafiyo cadowga Allaah iyo halka ay salka ku hayaan.