Wareysiyo iyo Warbixinno

Q. Madoobay oo Xaqiijisay in Askartii Soomaalida ee la geeyeay Eritrea loo Adeegsaday duullaankii Tigreega [WARBIXIN].

0 Tuesday June 08, 2021 - 17:07:40
Hay'ado caalami ah ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in maleeshiyaad soomaali ah ay qaab calooshood ushaqeystanimo uga dagaallamayaan dalka Itoobiya

Read More »

Warxgaradka gobolka Gedo oo si kulul uga hadlay xasuuqii ay Kenya ka geysatay degmada Ceelcadde [Dhageyso].

0 Tuesday June 08, 2021 - 09:33:30
Nabadoono iyo waxgarad kamid ah bulshada ku nool gobolka Gedo ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadii ay dowladda Kenya duqeynta garadarrada ah kaga geystay deegaanka Ceelcadde, halkaas oo ay ku dishey hooyo iyo wiil ay dhashey kuna dhaawacday carruur kale.

Read More »

Warbixin: Waa kuma hoggaamiyaha uu ugu doon doonista badanyahay Sirdoonka Yahuudda?

0 Sunday May 30, 2021 - 11:46:23
Sirdoon maamulka Yahuudda ee loo yaqaan Mossad ayaa kamid ah sirdoonnada caalamka ugu halista badan.

Read More »

Codad: Beesha Qubeys iyo Al Shabaab oo heshiis buuxa gaaray

0 Sunday May 23, 2021 - 12:06:42
Waxaa soo gaba gaboobay kulamo in mudda ah usocday hoggaanka sare ee Xarakada Al Shabaab iyo waxgaradka beesha Qubeys oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Read More »

Sheekh Abuu Cubeyda oo Jeediyay kalimad ku socota shacabka Jabuuti [dhageyso].

0 Saturday March 27, 2021 - 12:44:49
Cajallad cusub oo kasoo baxday garabka warbaahineed ee Al Shabaab ayaa farriimo cusub loogu diray shacabka Jabuuti.

Read More »

Baraarujin Caafimaad: Naftaada ka ilaali Caabuqa halista ah ee Covid19.

0 Thursday March 11, 2021 - 08:58:25
Cudurka halista ah ee Carona Virus ayaa kusoo laba kacleeyay dalka Soomaaliya wuxuu geysanayaan dhimasho iyo bukaanno farabadan.

Read More »

Sheekh Mahad Warsame oo ka hadlay howlgalkii Maxaabiista lagusoo furtay ee Boosaaso ka dhacay [Dhageyso].

0 Sunday March 07, 2021 - 19:41:15
Hogaanka Sare ee Al Shabaab ayaa bayaan ka soo saaray weerarkii dhawaan ka dhacay xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

Read More »

Warbixin: Kumuu ahaa Jamaal Faarax Aadan oo Gaalkacyo lagu dilay.

0 Wednesday March 03, 2021 - 17:55:01
Xoogag hubaysan ayaa habeen hore waqooyiga magalada Gaalkacyo ku dilay Jamaal Faarax Aadan oo kamid ahaa saraakiisha sirdoonka maamulka isku magacaabay Puntland.

Read More »

Safiirkii hore ee Mareykanka Soomaaliya oo walbahaar ka muujiyay xaaladda ay ku sugantahay DF [Warbixin].

0 Thursday January 14, 2021 - 20:18:19
Diblumaasi American ah ayaa si qota dheer uga hadlay caqabadaha ku horgudbay dowladda Federaalka iyo halista uu Al Shabaab ku hayo maamullada beesha Caalamka ku xiran ee Soomaaliya ka jira.

Read More »

Al Shabaab oo 50% maamula Gobolka 'Waqooyi Bari Kenya' [Warbixin].

0 Tuesday January 12, 2021 - 16:25:16
Dowladda Kenya ayaa markii ugu horraysay sheegtay in qaar kamid ah gobollada hoos yimaad maamulkeeda ay qarka usaaranyihiin in ay si buuxda ugu dhacaan gacanta Shabaabul Mujaahidiin.

Read More »

Video+Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigay raggii fuliyay weerarkii Manda Bay.

0 Monday January 04, 2021 - 08:00:20
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay isdaar cusub oo ku saabsan weerarkii sanadkii hore lagu qaaday saldhigga ciidanka Mareykanka ee Manda Bay Kenya.

Read More »

Waa Tuma Idaacadda Alfurqaan ee Mareykanku uu ku duqeeyay Soomaaliya? [Warbixin].

0 Sunday January 03, 2021 - 10:19:55
Warbaahinta Islaamiga Alfurqaan ayaa weeraro isdaba joog ah kala kulantay ciidanka cirka Mareykanka qaaradda Afrika waana isku day uu Mareykanku ku doonayo in uu ku aamusiyo warbaahinta madaxa banaan.

Read More »

Video+Sawirro: Alkata'ib oo Filim kasoo saartay weerarkii DusitD2 Hotel Nairobi.

0 Sunday December 13, 2020 - 17:35:43
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo saartay isdaar Maqal oo muuqaal ah oo lagusoo bandhigayo weerarkii 14 Riverside ee sanaddii 2019 ka dhacay magaalada Nairobi.

Read More »

Dagaal lagu gubay 9 gaari oo ka dhacay duleedka degmada Ceelbarde [Warbixin].

0 Sunday December 13, 2020 - 13:16:56
Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal culus oo shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Bakool.

Read More »

Jidka Rejada W/Q: Wadaadyare

0 Sunday December 06, 2020 - 08:11:32
Taariikhda dunida qiso waliba meel bay ka bilaabantaa islajeerkaasna meel kale ayey ku dhammaataa.

Read More »

Ciidamada Australia oo Khamri ku cabay Addimaha Muslimiin ay xasuuqeen [Warbixin].

0 Wednesday December 02, 2020 - 16:31:43
Fadeexado hor leh ayaa kusoo baxay ciidamada dowlada Australia ee ka qeyb galay duullaankii saliibiga ahaa ee Mareykanka iyo xulufadiisa ay ku qaadeen wadanka afghanistan waqti hadda laga joogo 19 sanadood.

Read More »

Saameyn intee le'eg ayuu dagaalka Itoobiya ku yeelan karaa Geeska Afrika [Warbixin] .

0 Monday November 16, 2020 - 12:12:02
Ra'iisulwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, 4tii Nofembar go'aankiisii ahaa in ciidamo federaal ah loo diro gobolka Tigreega ee Waqooyiga dalkaas ayaa u'eg mid argagax iyo qasba ku beeray gobolka Geeska Afrika iyo meelo ka baxsan gobolka. Qowmiyadaha ku dhaqan dalkaas ayaa tiro ahaan lagu sheegaa…

Read More »

Warbixin+Video: Muxuu dagaalka Tigreegu u yahay go'aanka ugu halista badan ee uu gaaro Abiy Ahmed?

0 Thursday November 12, 2020 - 18:03:48
Dagaalka ahliga ah ee ka dhax holcaya dowladda Itoobiya iyo mid kamida qowmiyadaha ugu awoodda badan wadankaas ayaa saameyn xun ku reebaya xukuumadda Addis Ababa.

Read More »

Dhaq dhaqaaqyo Maleeshiyaad hubaysan ah oo ka bilaawday Mareykanka [Warbixin].

0 Tuesday November 03, 2020 - 20:35:46
Boqolaal Maleeshiyaad hubaysan ayaa lagu arkay qaar kamid ah magaalooyinka waaweyn ee dalka Mareykanka arrinkaas oo dadka American-ka ah ugu bishaaranaya rabshado dhiig badan ku daato.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo ka hadlay Aflagaadada Faransiiska Ee ka dhanka ah Islaamka.

0 Monday November 02, 2020 - 06:44:17
Sheekh Fu'aad Maxa'ed Khalaf oo kamid ah culimada Diinta Islaamka ayaa kalimad ka jeediyay masjid ku yaala wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka kadib salaaddii Jimcaha, wuxuuna kaga hadlay xadgudubka ay dowladda Faransiiska u geysaneyso diinta Islaamka.

Read More »

Dowladda Maali oo Mas'uul sare ku bedelatay 206 Maxbuus Jihaadiyiin ah [Warbixin].

0 Tuesday October 06, 2020 - 06:11:47
Wararka ka imaanaya wadanka Maali ayaa sheegaya in Jamaaco Jihaadi ah ay xaqiijisay hadaf weyn kadib markii xabsiyada loogasii daayay boqolaal dagaalyahanno jihaadiyiin ah kuwaas oo muddo sanada ah ku jilba xirnaa xabsiyada cadowga.

Read More »

Hal Sano kadib Weerarkii Balidoogle Mareykanka oo walaac ka muujinaya awoodda Al Shabaab [Warbixin].

0 Thursday October 01, 2020 - 11:01:23
Hal sano oo kaamil ah ayaa kasoo wareegtay markii uu dhacay weerarkii khasaara badan dhaliyay ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka Balidoogle.

Read More »

Taliban oo soo furatay Boqolaal Maxaabiis Muslimiin ah oo ay ku jiraan gabdho Muhaajiraat ah [Warbixin].

0 Thursday September 17, 2020 - 17:23:53
Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan ayaa ku guulaysatay in ay xabsiyada cadowga kasoo fakiso kumanaan maxaabiis ah oo ay ku jiraan muhaajiriin rag iyo dumar intaba.

Read More »

Kumuu ahaa Shaafi Raabi Ganacsade mise Gaashaanlle dagaal huriye ah? [Warbixin].

0 Monday September 14, 2020 - 11:45:49
Maalintii Jimcaha ee taariikhu ku beegneed 11 Septembar 2020 magaalada Kismaayo waxaa lagu dilay Nin lagu magacaabo Shaafi Raabi oo saameyn weyn ku dhax lahaa maamulka isku magacaabay Jubbaland.

Read More »

Jihaadiyiinta Soomaaliya iyo Maali oo noqday kuwa ugu awoodda badan qaaradda Afrika [Warbixin].

0 Sunday September 13, 2020 - 16:39:45
Warbixinno ay faafiyeen sirdoonno reergalbeed ah iyo hay'ado dabagal ku sameeya jamaacaadka jihaadka caalamka ayay ku sheegeen in Faracyada Al Qaacidda ay aad usii xoogeysanayaan.

Read More »

19 Sanadood oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September ee dalka Mareykanka ka Dhacay [Warbixin].

0 Friday September 11, 2020 - 13:11:06
Maanta oo ah Jimco Taariikhduna Ku Beegantahay 11 September waxay ku astaysantahay xilligii ay dhaceen weeraradii New York iyo Washington oo lagu naafeeyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir Jaraa'id ku faah faahiyay Howlgalkii Janaay Cabdalle.

0 Monday September 07, 2020 - 21:08:02
Taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo Jihaadi ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Read More »

Wargeyska Charlie Hebdo oo dib ufaafiyay Aflagaadadii uu ugeystay Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم .

0 Wednesday September 02, 2020 - 13:16:43
Dowladda Faransiiska ayaa markii ugu horraysay bilaawday in ay maxkamad soo taagto dad loo heysto in ay gacan ka geysteen weerarkii barakaysnaa ee shan sanadood ka hor ka dhacay magaalada Paris kaasi oo lagu beegsaday xarun uu ku shaqeynayay wargeys gaaleed aflagaadeeyay nabigeena maqaamka sare leh…

Read More »

Sidee CIA-da Mareykanka iyo MI6-ta Britain ugu lug leeyihiin dagaalka Islaam ladirirka ah ee dalka Kenya.

0 Wednesday September 02, 2020 - 10:53:19
Warbixintan oo ahayd mid aad u dheer ayaan shaley kasoo qaaday kaalinta CIA-da Mareykanka iyo MI6-ka Ingiriiska ku leeyihiin weerarada ashahaada la dirirnimo ee lagu ugaarsado Muslimiinta kunool Kenya si gaar ah dadka ay ka muuqato shacaa'irta diinta Islaamka ama looga shakiyo inay xiriir la leeyihiin…

Read More »

Video: Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka hadlay dilkii C/Qaadir Kumandoos, Farriin Adagna udiray Mareykanka.

0 Thursday August 27, 2020 - 14:00:45
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadda isagoo xabsi guri ah u xiran DFS ayaa si kulul uga hadlay weerarkii axmaqnimo ee Mareykanku ku dilay Sheekh C/Qaadir Kumandoos oo kamid ahaa Hogaamiyeyaasha Islaamiyiinta ee sida weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Read More »

Baare American ah oo ku baaqay in lasoo gaba gabeeyo dagaalka Mareykanka ee Soomaaliya [Dhageyso].

0 Sunday August 23, 2020 - 09:27:35
Baarayaal Mareykan ah ayaa dowladooda ku boorriyay in ayjoojiso hawlgallada militari ee ay ka waddo Soomaaliya taas bedelkeedna ay ku dadaasho hanaanka wadahadallada oo lagu bedelo dagaalka!

Read More »

Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo ka hadlay Weerarkii Elite Hotel, Goofgaduud iyo Arrimo kale.

0 Tuesday August 18, 2020 - 13:55:08
Afhayeenka ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo shir jaraa'id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraradii ugu dambeeyay ee ay geysteen sida:- kii Elite hote, Goofgaduud iyo nawaaxiga Jannaale.

Read More »

Yaa dhisay maamullada Federalka? Maxayse Tahay Ujeedada Loo Dhisay? - DAAWO DOCUMENTARY:

0 Thursday August 06, 2020 - 16:28:32
Muuqaalkan wuxuu si qoto dheer u dhex tiimbanaya xaqiiqda dhabta ah ee siraaca soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna soo bandhigayaa hadalada, diraasaatka iyo buugaagta ay madaxda reergalbeedka iyo kuwa Itoobiya ku qirayaan ujeedka duullaankooda Soomaaliya iyo cadowtooyada ba'an ee…

Read More »

Chris Reynolds: Muqdisho Waxaa Kasocda Iqtiyaalaat Afka Leyska Gelinayo Xabadda Iyo Qaraxyo Joogta ah

0 Wednesday August 05, 2020 - 20:03:18
Chris Reynolds, waa madaxa howlgalka EUCAP oo ah howlgal uu midowga Yurub ku sheego mid lagu dhisayo tayada iyo awoodda ciidamada badda ee Soomaaliya. Marwaliba oo uu aadayo shaqadiisa, waxaa Chris Reynold lagu galbiyaa laba gaari oo kuwa gaashaaman iyo koox ciidamo ah.

Read More »

Mala Socotaa In Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Stephen Townsend uu Yahay Garac! (WARBIXIN)

0 Visits: 2040 | Tuesday August 04, 2020 - 14:43:44
Wazaarada gaashaandhiga Mareykanka ayaa bishii July ee sanadkii 2019ka Stephen Townsend u magacowday taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, isagoo badalay Generaalkii ka horeeyey ee la oran jiray Thomas Waald Hauser ee dhiigyacabka ahaa.

Read More »