SOMALIMEMO Wararka Sugan Ee Dunida iyo Dalka Hooyo

Warbixinno

MAQAAL: Ma Sidaan Ka Filaayay Mise Saan Kusoo Arkay? WQ: Cumar Gaadaco.
Laba maalmood ka hor bishan Ramadaan, waxaan xilli aroor ah safar uga kallahay magaalada Muqdisho kadib markii arrin degdeg ah oo quseysa familkeena ay iigu yeertay hooyadey Faadumo Ashkir oo ku nool magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada Dhexe, halkaasoo ay iigu dambeysay muddo 15 sano laga…