WARBIXINNO/QORALLO XUL AH

Dowladda Farmaajo oo Itoobiya usaxiixday heshiis Soomaaliya lagusoo gelinayo Maandooriyaha Khaadka.

0 Monday June 21, 2021 - 09:40:21
Markale dowladda Farmaajo ayaa saxiixday heshiis lacago malaayiin dollar ah gelinaya qasnadda dowladda Xabashida Itoobiya.

Read More »

Dowladda Pakistan oo beenisay in Mareykanku uu wadankeeda ka sameysanayo saldhig uu ka duqeeyo Afghanistan.

0 Monday June 21, 2021 - 09:23:43
Markii ugu horraysay xukuumadda Pakistan ayaa ka hadashay wararka sheegaya in ay saldhig melleteri siin doonto dowladda Mareykanka marka ay ciidamada American-ka ah isaga baxaan dalka Afghanistan.

Read More »

Doorashooyin Murun badan dhaliyay oo ka bilaawday dalka Itoobiya.

0 Monday June 21, 2021 - 08:51:49
Inta badan gobollada wadanka Itoobiya waxaa ka bilaawday doorashooyinka baarlamaaniga ah ee ay horay uballan qaaday xukuumadda Abiy Axmed.

Read More »

Gummaadka ka dhanka ah ganacsatada Soomaalida Koonfur Afrika oo sare ukacay.

0 Saturday June 19, 2021 - 17:04:27
Dilalka ka dhanka ah ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa sare usii kacay xilli ay cadaadiskii ugu darnaa abid wajahayaan Soomaaliya ku ganacsada Afrika.

Read More »

Mas'uuliyiin Itoobiyaan ah oo sheegay in ay xasuuq hor leh udiyaarinayaan Qowmiyadda Tigreega.

0 Saturday June 19, 2021 - 10:10:08
Mas'uul sare oo katirsan Ururka Midowga Yurub ayaa sheegay in saraakiil Itoobiyaan ay u xaqiijiyeen in ay qorshaynayaan xasuuq wadareed ka dhan ah qowmiyadda Tigreega.

Read More »

Maxaabiis 17 sano ku xirnaa xabsiga Guantanamo Bay oo xuriyadooda dib uhelay.

0 Saturday June 19, 2021 - 09:19:34
Xabsiga fadeexadda ku caanbaxay ee Guantanamo Bay ayaa lagasii daayay maxaabiis muslimiin ah oo muddo tobanaan sana ah halkaas si gardarra ah ugu xirnaa.

Read More »

Kolonyo ay la socdeen ciidamada isbahaysiga caalamiga ah oo Ciraaq lagu weeraray.

0 Thursday June 17, 2021 - 14:05:25
Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in markale weerar lagu qaaday kolonyo katirsan ciidamada shisheeyaha reergalbeedka ah ee wadankaas duullaanka ku jooga.

Read More »

Nin Hooyadiis dilay kadibna hilibkeeda cunay oo lagu xukumay dalka Spain.

0 Thursday June 17, 2021 - 13:59:11
Garsoorka wadanka Spain ayaa soo gaba gabeeyay kiis yaab lahaa oo loo heystay nin kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Madriid ee caasimadda ah.

Read More »

Dowladda Jarmalka oo fadeexad aawgeed ciidamadeeda ugala baxaysa dalka Litwaaniya.

0 Thursday June 17, 2021 - 13:45:36
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in sodomeeyo kamid ah ciidamadeeda ku sugan dalka Lithuania ay lasoo baxayso kadib markii ay fadeexadi ku habsatay.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo dhaleecaysay qaabka ay Jaamacadda Carabta uga hadashay khilaafka biya xireenka.

0 Wednesday June 16, 2021 - 11:49:41
Kulan ay shalay magaalada Dooxa ee dalka Qadar ku yeesheen wasiirrada arrimaha dibadda ee Ururka Jaamacadda Carabta ayay uga hadleen khilaafka ka taagan biya xireenka ay Itoobiya ka dhisayso webiga Niil.

Read More »

NATO oo go'aamiyay in ciidamadiisu ay sii joogaan Afghanistan iyo Taliban oo ka digtay.

0 Tuesday June 15, 2021 - 16:11:34
Ururka NATO ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadiisa ay kusii sugnaan doonaan madaarka caalamiga ah ee magaalada Kaabuul.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in uusan duqeymo ku taageeri doonin ciidanka xukuumadda Afghanistan.

0 Tuesday June 15, 2021 - 08:03:27
Taliyaha ciidanka dhexe ee dowladda Mareykanka ayaa ka shanqariyay kaalinta ay ku lahaan doonaan dagaalka Afghanistan kadib marka uu dhammeystirmo howlgalka bixitaanka ciidanka American-ka ah.

Read More »

Maxkamad kutaal dalka Masar oo xukunno daldalaad ah ku ridday 12 hoggaamiye.

0 Tuesday June 15, 2021 - 07:49:06
Taliska melleteriga Masar ayaa markale xukunno daldalaad ah ku riday mas'uuliyiin sarsare oo katirsanaa Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee dalkaas laga mamnuucay.

Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo si xun loogu dilay magaalada Mombasa [Dhageyso].

0 Monday June 14, 2021 - 09:14:18
Magaalada Mombasa ee kamid ah dhulka ay Muslimiintu leeyihiin ee ay heysato dowladda Kenya ayaa waxaa ka dhacday dhacdo murugo badan, kadib markii gabar soomaaliyeed oo aad loo jirdiley lasoo dhigay goob gudaafad ah.

Read More »

Yahuudda oo yeelatay R/wasaare Xagjir ah kadib Rididdii Netenyaahu.

0 Monday June 14, 2021 - 09:06:35
Baarlamaanka Yahuudda ayaa riday xukuumaddii uu madaxda ka ahaa Ben Yemiin Netanyaahu isagooa ansixiyay xukuumad iyo R/wasaare cusub.

Read More »

Dagaalyahannada Taliban oo qabsaday magaalooyin katirsan dalka Afghanistan.

0 Saturday June 12, 2021 - 12:24:18
Si aan horay loo arag ayay dagaalyahannada Talibaan isugu fidinayaan wadanka Afghanistan oo maraya marxalad kala guur ah.

Read More »

Hindiya oo maalin qura diiwaan gelisay dhimashadii ugu badneed.

0 Saturday June 12, 2021 - 12:12:07
Dalka Hindiya ayaa laga diiwaangeliyay dhimashadii ugu badneed ee ka dhalatay Corona Virus maalin qura arrinkaas oo ka dhigaya in dalkan uu yahay ugu daran ee caabuqan ladhiban.

Read More »

Askar si cajiib ah loogala baxay guri kuyaal Baardheere kadibna ladilay [Warbixin].

0 Thursday June 10, 2021 - 13:08:49
Weerar si aad ah loosoo qorsheeyay ayaa xalay ka dhacay mid kamida magaalooyinka gobolka Gedo ee kujira gacanta ciidamada Itoobiya.

Read More »

Q. Madoobay oo Xaqiijisay in Askartii Soomaalida ee la geeyeay Eritrea loo Adeegsaday duullaankii Tigreega [WARBIXIN].

0 Tuesday June 08, 2021 - 17:07:40
Hay'ado caalami ah ayaa markii ugu horraysay xaqiijiyay in maleeshiyaad soomaali ah ay qaab calooshood ushaqeystanimo uga dagaallamayaan dalka Itoobiya

Read More »

Warxgaradka gobolka Gedo oo si kulul uga hadlay xasuuqii ay Kenya ka geysatay degmada Ceelcadde [Dhageyso].

0 Tuesday June 08, 2021 - 09:33:30
Nabadoono iyo waxgarad kamid ah bulshada ku nool gobolka Gedo ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabadii ay dowladda Kenya duqeynta garadarrada ah kaga geystay deegaanka Ceelcadde, halkaas oo ay ku dishey hooyo iyo wiil ay dhashey kuna dhaawacday carruur kale.

Read More »

CENTCOM oo ku dhawaaqay in uu heer gaba gabo ah marayo qorshaha bixitaanka ciidanka Mareykanka ee Afghanistan.

0 Tuesday June 08, 2021 - 09:14:26
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in kalabar ay dhameystireen howlgalkii labixitaanka ciidamadooda ku sugan Afghanistan.

Read More »

Qoys muslimiin ah oo lagu dilay weerar gaari jiirsiin ah.

0 Tuesday June 08, 2021 - 08:01:57
Ku dhowaad 6 qof muslimiin ah ayaa ku dhintay weerar cusub oo ka dhacay mid kamida wadamada dhaca waqooyiga qaaradda America.

Read More »

Taliban oo 26 saldhig ka qabsatay Melleteriga xukuumadda Afghanistan.

0 Monday June 07, 2021 - 17:39:18
Dowladda Mareykanka ayaa tafaasiil yar ka bixisay qaabka ay ciidamadeedu uga baxayaan dalka Afghanistan, jenaraallo American ah ayaa sheegay in ay kujiraan bilihii ugu dambeeyay ee joogitaanka ciidamadooda.

Read More »

36 qof oo lagu dilay dagaallo dhax maray maleeshiyo beeleedyo hubaysan.

0 Monday June 07, 2021 - 11:21:27
Wararka ka imaanaya galbeedka wadanka Suudaan ayaa sheegaya in sodomeeyo ruux lagu dilay weerar cusub oo halkaas ka dhacay.

Read More »

Beesha Mudulood oo Diyo Ku wareejisay beesha Garre (Dhagayso).

0 Sunday June 06, 2021 - 16:39:11
Munaasabad ballaaran ayaa ka dhacday deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaana diyo ku kala qaatay beelaha Mudulood iyo Garre oo katirsan qabaa'ilka Soomaaliyeed.

Read More »

Weerar 100 qof lagu dilay oo ka dhacay Waqooyiga dalka Burkina Faso.

0 Saturday June 05, 2021 - 16:42:29
Weerar dhiigbadan ku daatay ayaa lagasoo calaamadeeyay wadanka Burkina Faso ee dhaca galbeedka qaaradda Afrika.

Read More »

Faransiiska oo ku dhawaaqay in uu si KMG ah ujoojiyay howlgalladii ciidamadiisa ee Maali.

0 Saturday June 05, 2021 - 09:50:03
War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Faransiiska ayaa lagu sheegay in ay hakad gelisay dhammaan howlgalladii melleteri ee ay ka wadday dalka Maali.

Read More »

Sawirro: Diyaaradaha Kenya oo Shacab ku xasuuqay degmada Ceel Cadde.

0 Thursday June 03, 2021 - 12:05:51
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo laayaan ah oo diyaarado dagaal ay xalay ka geysteen deegaanno katirsan gobolka Gedo.

Read More »

Mareykanka oo lacag 7 Malyan ah dul dhigay Sheekh Abuu Cubeyda.

0 Thursday June 03, 2021 - 11:33:21
Dowladda Mareykanka ayaa markale warbixin kasoo saartay amiirka Al Qaacidada ugu awoodda badan qaaradda Afrika.

Read More »

Abiy Axmed oo sheegay in uu Itoobiya sii hoggaamin doonto inta uu ka dhimanayo!

0 Wednesday June 02, 2021 - 14:01:35
Kadib markii dhawaan xukuumada R/Wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed ay ku dhawaaqday in dib loo dhigay dooraashinka wadankaasi.

Read More »

Diyaarad melleteri oo ku burburtay bariga dalka Liibiya.

0 Visits: 187 | Sunday May 30, 2021 - 12:37:52
Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in diyaarad melleteri oo uu lahaa Khaliifa Xaftar ay ku burburtay bariga wadankaasi.

Read More »

Warbixin: Waa kuma hoggaamiyaha uu ugu doon doonista badanyahay Sirdoonka Yahuudda?

0 Sunday May 30, 2021 - 11:46:23
Sirdoon maamulka Yahuudda ee loo yaqaan Mossad ayaa kamid ah sirdoonnada caalamka ugu halista badan.

Read More »

Masar oo bilaawday in ay Itoobiya ka go'doomiso siyaasadda Afrika.

0 Saturday May 29, 2021 - 20:14:54
Dowladda Masar ayaa sare uqaadday dadaallada ay ku go'doominayso Itoobiya oo wajahaysa cadaadis dibadeed iyo mid gudaha ah.

Read More »

Sarkaal katirsan maamulka 'Jubbaland' iyo 8 askari oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada Hoose.

0 Saturday May 29, 2021 - 12:00:27
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay weeraro askar iyo saraakiil badan lagu dilay oo ka dhacay deegaan katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Warbixin: Q.Midoobay oo xaqiijisay in Al Shabaab ay 337 maxbuus kala baxday Xabsiga Boosaaso.

0 Thursday May 27, 2021 - 17:06:52
Warbixin kasoo baxday golaha amaanka ee QM ayaa lagu sheegay in weerarkii 20kii bishii Rajab ee sanadkan 1442 lagu qaaday xabsiga magaalada Boosaaso uu ka fajaciyay Beesha caalamka islamarkaana lagu tilmaami karo weeraradii ugu fariidsanaa ee ay fulisay Xarakada Al-Shabaab intii lagu gudajiray sanadkan.

Read More »