Dalku Difaacbuu Rabaa duurka Rag useexda, Max'med Guuleed Fartaag 03/12/2021 - 00:20:18 Gabayo 4882 Nabadoon Max'med Guuleed Fartaag marmarka qaar wuxuu curiyaa gabayo quruxbadan
Gabayga Dardaaran waxaa tiriyay Cikrama. 03/12/2021 - 00:13:32 Gabayo 3678 Cikrama waa gabyaa wuxuuna gabaygan diiradda ku saarayaa kheyraadka uu shisheeyuhu boobayo
Shareeco waa gabay uu tiriyay Abwaan Bashiir Xasan Hiiraale. 03/12/2021 - 00:09:41 Gabayo 2568 Bashiir Xasan Hiiraale wuxuu kamid yahay bahda suugaanleyda soomaaliyeed
Xabashi baa Duful leh waxaa tiriyay Abwaan C/waaxid Gama'diid 03/12/2021 - 00:02:20 Gabayo 3860 Abwaam Cabdiwaaxi Gama'diid wuxuu kamid yahay abwaannada soomaaliyeed ee sanadadan dambe soo caanbaxay
Gabyga Daawo waxaa tiriyay Cumar Budul 03/12/2021 - 00:00:29 Gabayo 2233 Abwaan Cumar Budul wuxuu kamid yahay suugaanyahannada Soomaaliyeed ee afkooda ku halgamaya
Gabayga Fiidmeerta Duushaay Abwaan Cikrama 02/12/2021 - 23:56:00 Gabayo 1794 Gabayga Fiidmeer ee uu tiriyay Abwaan Cikrama waxaa lagu difaacay Nabiga SCW
Afbulaacad Waa Gabay cusub oo uu tiriyay C/llaahi Soomaali. 01/12/2021 - 10:01:03 Gabayo 3098 Cabdullaahi Soomaali waa Saxafi iyo Suugaanyahan Soomaaliyeed, badanaa gabayada uu Cabdullaahi Tiriyo ayaa diiradda saaraya gummeysta dalka kusoo duulay Gabaygan ayuu kula diganayaan sarkaal sirdoon oo katirsanaa DF-ka
Gabaygii Koofil ee AUN Sayid Maxamed Cabdulle Xasan 25/11/2021 - 01:01:47 Gabayo 4011 Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waxa uu noolaa muddadii u dhaxeysay (1856-1920), waxaa uu ahaa Hogaamiyhii Darwiish, lana dagaalamay gumaystayaashii Ingiriika, Talyaaniga iyo Xabashida.