Wararka

Ehellada dadkii lagu xasuuqey Golweyn oo u hanjabay Shisheeyaha AMISOM [Dhagayso].

0 Thursday September 23, 2021 - 17:35:08
Ehellada dadkii shacabka ahaa ee lagu xasuuqey nawaaxiga deegaanka Golweyn, islamarkaana todobaadyadii lasoo dhaafay banaanbaxyo ka waday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war cusub.

Read More »

Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (04).

0 Thursday September 23, 2021 - 17:33:16
Idaacadda Alfurqaan ayaa bilaawday barnaamij qiima badan oo ku saabsan cuntada iyo faya dhowrkeeda.

Read More »

Wasiir ay isku dhowyihiin madaxweyne Farmaajo oo lagu bahdilay garoonka Garowe.

0 Thursday September 23, 2021 - 17:30:29
Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in ciidamada maamulka 'Puntland' ay xanibaad kusoo rogeen dad doonayay in wasiir katirsan DF-ka ay kusoo dhoweeyaan Garoowe.

Read More »

Melleteriga Itoobiya oo deegaanno laga riixay iyo caasimadda Amxaarada oo halis ku jirta [Warbixin].

0 Thursday September 23, 2021 - 16:17:47
Isku dhaxyaac iyo qoob gariir ayaa usoo galay maamullada degmooyinka iyo deegaannada ismaamulka Amxaarada dalka Itoobiya kadib markii ay maleeshiyadka qowmiyadda Tigreega taqadum ballaaran ka sameeyeen jabhadaha dagaalka.

Read More »

Weeraro 10 askari lagu dilay oo ka dhacay duleedyada Baraawe iyo Afgooye.

0 Thursday September 23, 2021 - 12:32:51
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in weeraro khasaara dhaliyay lagu beegsaday ciidamo katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Ergay Xildhibaan soo xulay oo Baydhabo lagu dilay iyo warar kale.

0 Wednesday September 22, 2021 - 11:55:16
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in xoogag hubaysan ay dileen mid kamdia ergadii soo xushay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka.

Read More »

Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay dibad baxyo lagu taageerayo Ikraan Tahliil.

0 Wednesday September 22, 2021 - 09:45:54
Xilli uu sii xoogeystay khilaafka udhaxeeya madaxtooyada iyo xukuumadda Federaalka ayay awaamir iskasoo horjeedo kasoo baxday maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradda amniga.

Read More »

Dhammaan Saraakiishii hoggaaminaysay Inqilaabkii fashilmay ee Suudaan oo gacanta lagu dhigay.

0 Wednesday September 22, 2021 - 09:03:59
Xukuumadda Suudaan ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay dhammaan askartii iyo saraakiishii ku lug laheyd Inqilaabkii fashilmay ee shalay dhacay.

Read More »

Al Shabaab oo Saraakiil Boolis ku dishay Hodon iyo Dharkeynleey.

0 Tuesday September 21, 2021 - 16:11:44
Dilal qorshaysan oo lagu beegsanayo askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka ayaa si xowlli ah uga socda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Kumuu ahaa Jeneraal Max'med Xuseen wasiirkii hore ee difaaca Masar.

0 Tuesday September 21, 2021 - 16:04:44
Isbitaal kuyaal magaalada Alqaahira waxaa ku geeriyooday mid kamida jeneraallada ugu caansanaa melleetriga Masar kaasi oo taariikh madoow lahaa.

Read More »

Sideed sano kadib Weerarkii Westgate Kenya oo adkaysay ammaanka magaalada Nairobi.

0 Tuesday September 21, 2021 - 12:30:54
Kumanaan katirsan ciidamada Booliska dowladda Kenya ayaa lagusoo daadiyay waddooyinka waaweyn ee magaalada Nairobi.

Read More »

Askar iyo saraakiil ku dhintay weeraro ka dhacay degmada Dayniile.

0 Tuesday September 21, 2021 - 11:59:42
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara badan dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay xaafado katirsan gobolka Banaadir.

Read More »

Fahad Yaasiin oo dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho.

0 Visits: 438 | Tuesday September 21, 2021 - 11:30:16
Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan madaxtooyada Villa Somalia ayaa saaka aroortii hore gaaray garoonka diyaaradaha Muqdisho si ay usoo gelbiyaan taliyihii hore ee Sirdoonka.

Read More »

Inqilaab fashilmay oo ka dhacay wadanka Suudaan.

0 Tuesday September 21, 2021 - 11:01:12
Dowladda Suudaan ayaa ku dhawaaqday in ay fashilisay isku day inqilaab melleteri oo ay sameeyeen Jeneraallo katirsanaa nidaamkii cumar Xasan Al Bashiir.

Read More »

DAAWO: Qeybta 5aad ee Muuqaallo Lagu Gorfeynayo Qawaaniinta iyo Xeerarka ay DFS Ku Dhaqdo Dalka

0 Monday September 20, 2021 - 20:01:35
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay qeybtii 5aad ee silsiladda ساء مايحكمون oo lagu faaqidayo dastuurka Soomaaliya iyo xeerarka baalmarsan shareecada Islaamka ee ay ku dhaqanto dowlada federaalka Soomaaliya.

Read More »

Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (03).

0 Monday September 20, 2021 - 13:31:53
Idaacadda Alfurqaan ayaa bilaawday barnaamij qiima badan oo ku saabsan cuntada iyo faya dhowrkeeda.

Read More »

Ismaaciil Cumar Geelle oo laga saaray isbitaalkii uu kujiray dibna ugu laabtay Jabuuti.

0 Monday September 20, 2021 - 11:58:21
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay soo hagaagtay xaaladda caafimaad ee Ismaaciil Cumar Geelle kaasi oo maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay.

Read More »

Shirkii shakiga badan laga qabay oo aan ka furmin magaalada Garowe.

0 Monday September 20, 2021 - 11:49:44
Madaxda maamul goboleedyada ayaa ku fashilmay in waqtigiisi ay ku qabtaan shir lagu ballamay in uu ka dhaco magaalada Garowe ee gobolka Nugaal.

Read More »

Qarax ay saraakiil ku dhaawacmeen oo Buurhakaba ka dhacay iyo sarkaal Boolis oo Muqdisho lagu dilay.

0 Monday September 20, 2021 - 11:32:18
Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo ay ku dhaawacmeen mas'uuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed kaasi oo ka dhacay gobolka Baay.

Read More »

Waan ka Tawbad keenay dustuurka Shibroon [Maqaal].

0 Sunday September 19, 2021 - 12:35:42
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay bogaga internetka iyo baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku xiriirto lagu soo bandhigayay tixane maqal iyo muuqaal ah kuwaas oo lagu falanqaynayo khaladaadka dhanka diinta ah ee ku jirta dustuurka ay ku dhaqanto dowlada Soomaaliya.

Read More »

Sawirro: Al Shabaab oo qaraxyo ku burburiyay garoonka diyaaradaha degmada Buula Burde.

0 Sunday September 19, 2021 - 12:13:13
Ciidamada wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday goob ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo oo kutaal gobolka Hiiraan.

Read More »

Sarkaal lagu dilay Muqdisho iyo weeraro ka dhacay wilaayaatka qaar.

0 Sunday September 19, 2021 - 08:53:53
Tafaasiil dheeri ah ayaa laga helayaa weerar lagu dilay sarkaal katirsanaa ciidamada melleteriga dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Mid kamida xubnihii isbahaysigii 'Argagaxisa ladirirka' oo ku dhintay dalka Kenya.

0 Sunday September 19, 2021 - 08:40:58
Maalmo isku xiga waxaa geeriyooday laba kamid ah dagaal oogayaashii Mareykanka qandaraaska ugasoo qaatay ladagaallanka culimaa'udiinka soomaaliyeed.

Read More »

Ciidamada Yahuudda oo dib uqabtay dhammaan maxaabiistii ka baxsaday xabsiga Jalbuuc.

0 Sunday September 19, 2021 - 08:01:43
Wararka ka imaanaya dhulalka Falasdiin ayaa sheegaya in ciidamada Yahuudda ay dib uxireen laba dhalinyaro maxaabiis ah oo laba isbuuc ka hor ka baxsaday xabsi amnigiisa si aad ah loo ilaaliyo.

Read More »

Kumaa ahaa Afhayeenka Taliban ee mudada 20-ka sana ah ku dhax shaqeynayay caloosha cadowgiisa? [Warbixin].

0 Saturday September 18, 2021 - 17:56:46
Afhayenka Xarakada Daliban Thabiixulaah Mujaahidi ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday i nuu mudda badan ku noola Magalada Kabul oo ah caasimada dalka Afghanistan.Afhayenka Xarakada Daliban Thabiixulaah Mujaahidi ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday i nuu mudda badan ku noola Magalada Kabul…

Read More »

Weerar Khasaara lagu gaarsiiyay ciidamada Puntland oo ka dhacay duleedka Boosaaso.

0 Saturday September 18, 2021 - 13:16:02
Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qaraxyo iyo iska hor'imaadyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Bari.

Read More »

Mucaaradka Oromada oo magaalooyin muhiim ah ka qabsaday melleteriga Itoobiya.

0 Saturday September 18, 2021 - 12:24:29
Dagaallo culus ayaa lagasoo sheegayaa jabhadaha kala duwan ee wadanka Itoobiya halkaas oo ay ku loollamayaan ciidamada dowladda Xabashida iyo maleeshiyaad daacad u ah kooxaha mucaaradka.

Read More »

Madaxweynihii ugu xukunka dheeraa dalka Al Jazaa'ir oo geeriyooday.

0 Saturday September 18, 2021 - 11:32:34
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Al Jazaa'ir ayaa lagu sheegay in uu geeriyooday Cabdi Caziiz Botafaliiqa oo muddo ka badan 20 sano wadankaas oo maamulayay.

Read More »

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo ka murugaysan Khilaafka siyaasadeed ee ka jira Villa Somalia.

0 Saturday September 18, 2021 - 10:05:57
Waxa loogu yeero beesha caalamka ayaa markale walaac ka muujisay khilaafka laba lixaadsade ee udhaxeeya hoggaanka ugu sarreeya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Dagaal ooge Bashiir Raage oo halaagsamay!

0 Friday September 17, 2021 - 13:32:55
Mid kamida dagaal oogayaashii caanka ka ahaa Koonfurta Soomaaliya ayaa si lama filaan ah ugu dhintay magaalada Muqdisho.

Read More »

DAAWO Qeybtii 4aad ee Taxanaha lagu faaqidayo Dastuurka iyo Qawaaniinta ay ku dhaqanto DFS

0 Thursday September 16, 2021 - 19:54:11
Mu'asasada warbaahineed ee Alkataa'ib ayaa baahisay qeybtii 4aad ee taxanaha lagu falanqeynayo qodobada gaalnimada ah ee kujira dastuurka DFS.

Read More »

Farmaajo oo awoodihii fulineed ka xayuubiyay R/wasaare Rooble.

0 Thursday September 16, 2021 - 16:09:08
Warqad kasoo baxday xafiiska madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in lahakiyay awoodihii siyaasadeed ee R/wasaare Rooble.

Read More »

Sarkaal katirsanaa Booliska Kenya oo lagu qafaashay magaalada Nairobi.

0 Thursday September 16, 2021 - 13:16:37
Dablay hubaysan ayaa markale wadanka Kenya ku qafaalatay sarkaal sare oo katirsan booliska wadankaas balse ah soomaali.

Read More »

Dhagayso: Barnaamijka Badqabka Cuntada (02).

0 Thursday September 16, 2021 - 12:38:07
Idaacadda Alfurqaan ayaa bilaawday barnaamij qiima badan oo ku saabsan cuntada iyo faya dhowrkeeda.

Read More »

Dowladda Itoobiya oo Maleeshiyaada TPLF ugu baaqday isdhiibid.

0 Thursday September 16, 2021 - 12:20:32
Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa markale shacabkeeda ugu baaqday in ay taageera siiyaan ciidamadeeda dagaalka culus kula jira maleeshiyaadka qowmiyadda Tigreega ee TPLF loo yaqaan.

Read More »