Share with your friends via email

Mareykanka oo Suudaan ku qalqaalinaya in ay ka dhabayso caadiyaynta cilaaqaadka Yahuudda.

Warbaahinta maamulka Yuhuuda ayaa shaaca ka qaadey in dowlada Mareykanka ay cadaadis saareyso madaxda dalka Sudan, iyadoo ku qasbeysa dib u hagaajinta xiriirka diplomasiyaded ee dalkan kala dhexeyo mamulka Gumeysiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip