Maanta oo ah taariikhdu tahay 20 Ramadaan waxaa lagaaray 10-ka maalmood ee fadliga badan oo ay sunno tahay in qofka muslimka ah uu badiyo cibaadada si uu u helo habeenka Leylatul Qadriga oo Allaah ku sheegay in uu ka kheyr badanyahay Kun bilood.
Nabigu Sallallaahu Caleyhi Wasalama marka lagaaro tobanka dambe ee Ramadaan
guntiga ayuu dhuuqsan jiray ehelkiisana cibaadada ayuu u kicin jiray sida ku
cad Xadiithka ay warinayso Caa’isha R.Canhaa.
عن أم المؤمنين عائشة رضي الله عنها أنها قالت: كان رسول الله صلى الله عليه وسلم إذا دخل العشر شدّ مئزره، وأحيا ليله، وأيقظ أهله (رواه البخاري
Hadaba Akhristayaasha SomaliMeMo waxaan usoo gudbinayaa Kalimad ku saabsan Fadliga Leylatul Qadri waxaa soo jeedinaya Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf ee ka faa’iideysi wacan.
Halkan kala deg Muxaadarada MP3