Dhageyso: Culimada Soomaaliyeed oo Jeediyay Bararujin Ku Saabsan 10ka Maalmood ee Fadliga Bisha Carafo.

Saturday July 17, 2021 - 08:34:48 in Wararka by
  • Visits: 2563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Culimada Soomaaliyeed oo Jeediyay Bararujin Ku Saabsan 10ka Maalmood ee Fadliga Bisha Carafo.

    Maalinimada berri ah haddii insha'allaah waxay ku beegantahay 7-da bisha dhul xijah ama carafo sida soomaalidu u taqaan,10-ka maalmood ee bisha carafo waa kuwa ugu kheyrka badan maalmaha alle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalinimada berri ah haddii insha'allaah waxay ku beegantahay 7-da bisha dhul xijah ama carafo sida soomaalidu u taqaan,10-ka maalmood ee bisha carafo waa kuwa ugu kheyrka badan maalmaha alle.

Allaah Subxaanahu Watacaalaa ayaa ku dhaartay tobanka ugu horraysa ee bishan cibaadada qofka muslimka ah sameeyo inta lagu guda jiro Carafo ayaa fadli dheeraad ah leh.

Sheekh Cali Katiib oo kamid ah culimada soomaaliyeed ayaa muslimiinta ku baraarujiyay in ay ka faa’iidaystaan maalmaha fadliga badan ee bisha carafo.

Halkan ka degso kalimadda Sheekh Cali Katiin MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items