137 Askari Yugaandheys ah oo lagu dilay weerarkii Buula Mareer (Bayaan).

Friday May 26, 2023 - 09:30:28
Liibaan Jeexoow
Khasaara lixaadleh ayaa ciidamada shisheeyaha ATMIS kasoo gaaray weerarkii cuslaa ee saaka ka dhacay degmada Buula Mareer Sh/hoose.
Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka Al Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarkii Buula Mareer lagu dilay in kabadan 137 askari Yugaadheys ah tira kalane lagu dhaawacay.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in ciidamada Jihaadiga ah ay gacanta ku dhigeen gacan ku heynta Buula Mareer.

Related Items

Update cookies preferences