War dag dag ah oo inasoo gaaraya ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu dhaxmay qaar kamid ah ciidamada Al-Shabaab iyo maleeshiyaadka DF.
Dagaalkan oo ahaa mid culus waxa uu ka dhacay duleedka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Soamaaliya.
Sida ay cadeysay warbaahinta Al-Shabaab dagaalkaan ayaa khasaaro xooggan lagu gaar siiyey maleeshiyaatka Xasan Sheeq.
Waxayna wararka intaasi ku darayaan in halkaasi ay ku nafwaayeen askar badan oo ka tirsan DF, walow aan wali la shaacin tirada rasmiga ah ee dhimasho iyo dhaawac.
Lasoco wixii faahfaahin ah Insha Allah.