Kadib kulamo isdaba joog ahaa oo u dhaxeeyay wilaayada Islaamiga Hiiraan iyo qaar kamid ah jufooyinka beesha Cali Madaxweyne ee qabiilka Xawaadle ayaa lagasoo saaray qodobo muhiim ah.
Odayaal iyo waxgarad katirsan Cali Madaxweyne ayaa wilaayada Islaamiga Hiiraan kula heshiiyay in ay ka baxeen isbaheysiga Shareeca ladirirka ah ee bilo ka hor kusoo duulay deegaanno dhaca Bariga wilaayada.
Sodomeeyo maxaabiis hubaysan ah iyo gaadiid ayaa loosii daayay Beesha Cali Madaxweyne sida heshiiska ku cad, beeha ayaa ballan qaaday in ay maleeshiyaadka Macaawisleyda kala baxayso dhalinyaradeeda islamarkaana deegaannada ay ka degto Hiiraan aan loogasoo duuli doonin jihaadiyiinta.
Halkan ka dhageyso Kalimadda waaliga MP3
Halkan ka degso Bayaanka Beesha Cali Madaxweyne MP3
Halkan ka dhageyso Kalimadda waaliga MP3
Halkan ka degso Bayaanka Beesha Cali Madaxweyne MP3