Daawo: Alkataa'ib oo faafisay Filim lagusoo bandhigayo Dacaayadaha ka dhanka ah Jihaadka.

Thursday March 16, 2023 - 19:35:37
MeMo Staff
muuqaalkan ay soo saartay filim Documentery ah oo loogu magacdaray "Fadarhum wamaa Yaftaruun" oo ka kooban laba xaqlo. wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa dicaayadaha ka dhanka ah Jihaadka iyo Jihaadiyiinta ee uu faafiyo cadowga Allaah iyo halka ay salka ku hayaan.
Labada aaladood ee ugu xoogan ee uu cadowgu u adeegsado fidinta diyaacadahaas lagu suurad xumeynayo Mujaahidiinta kuwaas oo kala ah warbaahinta iyo culimaa'u suuga.

Xalqada koowaad ayaa si gaar ah u dul istaagaysa warbaahinta, waxaana lagu soo gudbinayaa halka ay salka ku hayaan dicaayadahaas, halka shisheeyaha iyo kuwa dabadhilifyada ah ay ka dhimbil qaadanayaan, diraasaatkooda iyo warbixinadooda ictiraafaatka ku xusan ee ku aadan in la adeegsado warbaahinta iyo culimaa'u suuga si sumcad dilo Jihaadka iyo Jihaadiyiinta.

Halkan ka degso Filimka
ama halkan ka daawo

Related Items

Update cookies preferences