Al-Kataaib garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay muuqaal soconaya ku dhawaad 42 daqiiqo kaas oo lagu soo bandhigay weerar Laba sano ka hor lagu qaaday saldhig ciidamada Gor gor ay ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.
Filimkan ayaa lagu soo bandhigayaa khasaaraha nafeed iyo midka hantiyadeed ee halkaas lagu gaarsiiyey askarta DF.
Waxaana inta dagaalku uu socda lasoo qabanayaa mid kamid ah askrtii halkaas ku sugneed oo awoodi waayey in xitaa uu rido hal xabad oo qorigiisa ku jirta cabsi iyo argagax uu ka qaaday askarta Al-Shabaab dartii.
Filimkan ayaana kusoo baxay sadax luuqadood oo kala ah Af-Soomaali, Carabi iyo Sawaaxili.
Halkan ka daawo.