Channelka Kataa'ib Al-khbaariyah ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagusoo bandhigayo khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland kasoo gaaray weerarkii maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Janaay Cabdalla.
Muuqaalka oo ladaawan karo 15 daqiiqo iyo qadar 55 ilbiriqsi ah ayaa sawir guud ka bixinaya qaabkii uu udhacay weerarkii Janaay Cabdalle, gaadiidka laga qabsaday maamulka 'Jubbaland'.
Sidoo kale waxaa muuqaalka lagu daawan karaa askar maxaabiis ah oo xog dheeraad ah ka bixinaya duullaankii ay ku qaadeen Janaay Cabdalle.
Halkan ka daawo Muuqaalka
ama halkan ka degso
Halkan ka daawo Muuqaalka
ama halkan ka degso