Hoggaanka dowladda Federaalka ayaa ku dhaqaaqay wixii bilihii dambe laga digayay oo ahaa in ay utafa xaytaan sidii ay udhici lahaayeen hantida Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo
taliye Mahad Salaad ayaa ku dhawaaqay in uu meel mar noqday wax ay ugu
yeereen sharciga ladagaallanka Argagaxisada.
Guddoonka baarlamaanka ayaa isna sheegay in 143 xildhibaan ay ansixiyeen in sharci ku sheeggan uu saxyahay, qoraal lasoo dhigay warbaahinta Villa Somalia ayaa lagu yiri "Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sharciga Korontada iyo Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman".
Dhammaan arrimahan ayaa gogol xaar u ah qorshe ballaran oo ladoonayo in lagu boobo hantida umadda Soomaaliyeed iyadoo la adeegsanayo Argagaxiso ladirir, Sheekh Cali Dheere oo hadlay bishii Janaayo ee lasoo dhaafay ayaa soomaalida uga degay qorshaha soo socda.
Xisbiga talada haya ee Xasan Sheekh ayaa caan ku ah boobka hantida shacabka, khatarta ugu badan ayaa ka imaan doonto Bankiyada iyo xawaaladaha waaweyn ee dalka iyadoona ganacsatada waaweyn laga dhici doono malaayiin dollar sida uu qorshuhu yahay.