Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaya mucaaradad xooggan oo uga imaanaysa saaxiibadiisi shalay ay sida wadajirka ah ula dagaallameen Farmaajo.
Warsaxaafadeed wadajir ah ay oo ay soo saareen siyaasiyiin horay xilal ugasoo qabtay DF-ka ayay ku sheegeen in ay mucaaradsanyihiin qorshaha muddo kororsiga ee ah wadaan guddoomiyaasha golayaasha baarlamaanka iyagoona Xasan Gurguurte uga digay in uu ku ku dhaqaaqo muddo kororsi.
Siyaasiyiinya warsaxaafadeedka soo saaray ayaa kala Madaxweynihii hore Shariif, Ra’iisul Wasaarayaashii hore, Xasan Kheyre, Cumar C/rashiid, C/weli Gaas, Guddoomiyihii hore Baarlmaanka Shariif Xasan iyo C/qaadir Cosoble.