Waaliga Banaadir oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Ciyaal Weerada iyo Daroogada [Dhageyso].

Monday March 06, 2023 - 10:32:16
Sheekh Muuse Caraale oo ah waaliga wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa markii ugu horraysay ka hadlay howlgalka ka dhanka ah Ciyaal weerarada iyo dadka daroogada ka ganacsada ee ka socda magaalada Muqdisho.
Isagoo wareysi siinayay Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu sheegay in shacabka Muqdisho ay mujaahidiinta ugasoo cawdeen Ciyaal weerarada iyo halista daroogada kadibna ay sidaas ku bilaabeen howlgallada socda.

Waaliga ayaa ugu mahad celiyay shacabka gobolka Banaadir sida ay ciidamada Al Shabaab uga gacan siiyeen howlgalka lagu burburinayo daroogada iyo burcadda.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Sh.Muuse Caraale MP3

Related Items

Update cookies preferences