Mas'uulka ugu sarreeya Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa ku dhawaaqay in ay soo dhoweynayaan ciidamada dowladda ee lagusoo tababaray dalka Ereteriya haddii ay soo goostaan.
Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade ayaa sheegay in askarigii iskasoo dhiibay Sh/dhexe hubkiisa lacag loogu bedeli doono islamarkaana uu heli doono ammaan uu si nabad gelya ah qoyskiisa dib ugu laabto.
"anigoo ah waaliga Sh/dhexe waxaan uballan qaadayaa askarta Ereteriya lagusoo tababaray in aan hubkooda ulacagey doono islamarkaana ay siin doono ammaan buuxo haddii ay isisoo dhiibaan" waxaa sidaas yiri Sheekh Yuusuf Ciise.
Halkan ka degso Baaqa Sheekh Kaba Kutukade MP3
Halkan ka degso Baaqa Sheekh Kaba Kutukade MP3