Zubeyr Al Muhaajir oo Kenya kasoo jeeda ayaa kamid ahaa raggii fuliyay weerarkii xarunta gobolka Banaadir [Dhageyso].

Wednesday February 01, 2023 - 09:38:11
Liibaan Jeexoow
Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa markale baahisay dardaaran laga duubay mid kamida raggii fuliyay weerarkii xoog kugalka ahaa ee bishii lasoo dhaafay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Zubeyr Al-Muhaajir oo kasoo jeeda dalka Kenya gaar ahaan Manjango ayaa kamid ahaa inqimasiyiintii xoogga ku galay dhismayaasha xarunta xarunta gobolka Banaadir.

Al Muhaajir ayaa dadaaranka laga duubay ka hor intii uusan howlgalka fulin wuxuu ku diray farriin ku socdo musliminta gaar ahaan kuwa Bariga Afrika oo Soomaalidu ku jirto.

Halkan ka degso Wareysiga Zubeyr Al Muhaajir MP3

Related Items

Update cookies preferences