Dowladda Federaalka oo shacabka Muqdisho kadeed gelisay si ay uraalli geliso madax shisheeye.

Tuesday January 31, 2023 - 13:48:23
Liibaan Jeexoow
Malaayiin qof oo ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa markale wajahaya xaalad adag kadib markii laga xirtay inta badan waddooyinka muhiimka ah.
Dowladda Federaalka ee uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh ayaa xayiraad kusoo rogtay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ahaa iyo kuwa maxalliga ahaa ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, sidoo kale waxaa laxiray waddooyinka halbowlayaasha ah waxaana sidaas loo yeelayaa sugidda ammaanka wufuud ka socota dalalka ciidamadoodu ay Soomaaliya kusoo duuleen oo berri imaanaya Muqdisho.

Tan iyo markii uu Xasan Sheekh noqday madaxweynaha DF-ka ayuu sare uqaaday xiridda waddooyinka waaweyn ee muhiimka u ah shacabka ku dhaqan Muqdisho,

Related Items

Update cookies preferences