Qanaatka Al-kataaib Al-Ikhbaariyah ayaa caawa baahisay filim xiisa leh oo lagu soo bandhigay weerarkii cagmarinta ahaa ee ay dagaalyahannada Al Shabaab ku qaadeen xeradii maleeshiyaatka dowladu ay ku lahaayeen deegaanka Burdaar duleedka magaalada Beledweyne ee wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.
Filimkaan oo muddo kooban soconaya ayaa lagu soo bandhigayaa xerada ciidanka dowladda oo Jihaadiyiintu ay la wareegayaan, gaadiidkii tiknikada ahaa ee xerada yaallay oo lala wareegayo iyo kuwa kale oo ay gubayaan.
Sidoo kale inta uu filimku socdo waxaa lagu daawan karaa meydadka ciidamada dowladda oo daadsan gudaha saldhigga