Waxaa habeenkii xalay howlagal ay fuliyeen koxoo jihaadiyiin ah oo ka dhacay degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho lagu dilay wasiir ka tirsan DF.
Wasiirka la dilay oo lagu magacaabi jiray Farxiyo Cabdi Waasuge ayaa ahayd wasiiru dowlihii wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ee Galmudug Murtad Farxiya.
Waxey sidoo kale ka mid aheyd saraakiisha sida aadka ugu dhaq dhaqaaqayey dagaalka uu ku dhawaaqay Xasan Sheekh ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug.
Madax kala duwan oo ka tirsan DF ayaa si aad ah uga naxay dilka wasiiru dowlihihii wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada ee Galmudug kuwaasi oo ugu horeeya madaxweynaha Galmudug Qoorqoor.