Daawo Sawirrada: Gaadiidkii ciidanka dowladda looga qabsaday Xawaadleey oo lasoo bandhigay.

Monday January 23, 2023 - 19:28:43
Liibaan Jeexoow
Xafiiska warfaafinta Al Shabaab ayaa faafiyay sawirrada gaadiidkii iyo hubkii dhawaan ciidamada dowladda looga qabsaday deegaanka Xawaadleey ee gobolka Sh/dhexe.
Sawirrada lafaafiyay waxaa lagu arkayaa sedax gaari oo nuuca Cabdi Bilayaasha loo yaqaan iyo saanado hub ah kuwaas oo dhammaantood lagusoo qabsaday weerarkii isbuucii hore ka dhacay deegaanka Xawaadleey ee duleedka degmada Balcad.

Hoos ka daawo sawirrada.

Related Items

Update cookies preferences