Waxaa saacadihii lasoo dhaafay qaar kamid ah gobolada dalka ka dhacay howlgalo ay Al-Shabaab waxyeelo ku gaarsiiyeen qaar kamid ah askarta DF.
Ugu horeyn wararka naga soo gaaraya
goblka Jubooyinka ayaa ku waramaya in ciidamada Xarakada ay shalay
dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka DF ee deegaanka
Singaleer ee duleedka magaalada Kismaayo.
Waxaana halkaas ku dhaawacmay sadax askari oo ka tirsan DF oo kala ah.
1-Taliyaha saldhigyada Singaleer iyo Buundada Wirkoy ninka lagu magacaabo Suleymaan Qurtoley
2-Maxamuud Ilka case oo ahaa askari.
3-Maxamuud Mataan oo ahaa Askari.
Hadii aynu eegno dhinaca gobolka Baay wararka ka imaanaya halkaas ayaa tibaaxaya in xoogag jihaadi ah ay shalay galankii dambe weeraray fariisinka maleeshiyaatka DF ee afafka hore ee xerada ciidamada Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Isla Baay dagaal habeen hore ka dhacay deegaanka Goof gaduud buurey ee hoostaga magaalada Baydhabo oo ay qaadeen Al-Shabaab waxaa ku dhaawacmay askari ka tirsan DF.