Xafiiska warfaafinta XSHM ayaa markale faafiyay sawirrada khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada dowladda Federaalka lagu gaarsiiyay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay degmada Galcad.
Waxaa lafaafiyay 49 sawir oo muujinayay gaadiidkii laga qabsaday maleeshiyaadka Danab iyo meydadka tobaneeyo askari kuwaas oo dhax tuban gudaha saldhigga Galcad.
Halkan ka daawo Meydadka askarta DanabHoos ka daawo gaadiidka ugacan galay Al Shabaab.