Daawo Sawirro Hordhac ah: Khasaarihii Danab kasoo gaaray dagaalkii Galcad.

Saturday January 21, 2023 - 05:59:58
Liibaan Jeexoow
Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa si hordhac ah ufaafiy sawirro muujinaya dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay degmada Galcad ee gobolka Galguduud.
Sawirrada ayaa muujinaya Meydadka boqolaal askari oo ciidamada Danab looga dilay weerarkii Galcad iyo gaadiid dagaal oo ay jihaadiyiintu gacanta ku dhigayaan.

Warbaahinta Al Shabaab waxay ballan qaaday in ay saacadaha soo socda ay baahin doonto sawirro hor leh oo ku saabsan wixii shalay Galcad ka dhacay.

Halkan ka daawo sawirro argagax leh oo lagasoo qaaday saldhiggii Danab ee Galcad

Related Items

Update cookies preferences