Ciidamo aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa saaka aroortii hore weerar culus ku qaaday saldhiggii ugu weynaa ee maleeshiyaadka Bangaraafta Mareykanka ay ku lahaayeen bariga Galguduud.
Sida aan wararka ku helayno weerarka oo ku billaawday qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay waxaa xigay dagaal toos ah.
Dad ku sugan gobolka Galguduud ayaa sheegay in ay saaka maqleen jugta qarax weyn, ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada Al Shabaab ay la wareegeen dhammaan gaadiidkii ay wateen maleeshiyaadka Mareykanku tababaray ee Danab mana jirin wax gaadiid ah oo ubadbaaday.