Qarax ka Dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Monday January 16, 2023 - 08:43:14
MeMo Staff
Qarax bambaano ah ayaa lala beegsaday kaniisad ku taalla bariga dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo.
Wararka qaar waxay sheegayaan in ugu yaraan shan qof ay ku dhinteen weerarka halka shan iyo toban kalena ay ku dhaawacmeen.

Milateriga ayaa ku eedeeyay weerarkan ay dadka badan ku lee'adeen iney ka dambeeyaan kooxo hubeysan oo ku sugan qaar kamid ah wadanka.

Waxaana sidoo kale warbaahinta la hadlay Afahayeen ciidanka militeriga isagoona sheegay in kiiskan ay sida ugu daqsiyaha badan ay baaritaan ku sameyn doonaan.

Related Items

Update cookies preferences