Idaacadda Andalus ayaa baahisay dardaaranka mid kamida dagaalyahannadii fuliyay weeraradii naf hurnimo ee horraantii bishan ka dhacay degmada Maxaas gobolka Hiiraan.
Cabdiladiif Max'med Sheekh Xasan oo dardaarankiisa lafaafiyay ayaa ka hadlay sababta uu ubeegsaday saldhigyada ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka Macaawisleyda ee gobolka Hiiraan.