Sheekh Guuleed Abuu Nabhdaan oo ah waaliga wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weeraradii xooganaa ee ka dhacay gudaha iyo banaanka degmada Maxaas.
Waaliga ayaa soo hadal qaaday ujeedka weerarkaas ay ka lahaayeen iyo dagaalka adag ee ay kula jiraan maleeshiyaadka huwanta ah ee duullaanka ku ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Isha Maqalka: Idaacadda Andalus