Boqolaal katirsn ciidamada wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa hawgallo ammaanka lagu xaqiijinayo ka fuliyay deegaanka Beerxaano ee duleedka magaalada Baladweyne kadib markii ay dhawaan deegaanka kala wareegeen maleeshiyaatka dowladda.
Ciidamada ayaa baaritaanno ku sameeyay waddooyinka deegaanka soo gala iyagoo hubinayay ammaanka Beerxaano si shacabku ay uga nabad galaan maleeshiyaadka burcadda Macaawisleyda ee bilihii lasoo dhaafay colaada ka waday deegaannada dhaca bariga Hiiraan.
Hoos ka daawo sawirrada.
Hoos ka daawo sawirrada.