Daawo: Meydadka Qaar ka mid ah Maleeshiyaatkii Duullaanka Kusoo Qaaday Deegaanada Al-Shabaab.

Saturday December 10, 2022 - 17:49:49
MeMo Staff
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa khasaare lixaadleh uu soo gaaray maleeshiyaatkii DFS ee gulufka kusoo qaaday deegaanada uu ka arimoyo maamulka Al-Shabaab kuwaas oo laga dilay askar iyo saraakiil Muhiim ah.
Maleeshiyaatka oo badankood ku dhamaaday qaraxyo iyo weeraro dhabagal ah ayaa awoodi waayey inay qaataan meydadkooda, waxayna qaar ka mid ah askarta iyo saraakiisha ay uga carareen goobihii lagu dagaalamay.

Related Items

Update cookies preferences