Jamciyadda Al Ixsaan Alkheyriyah ayaa markale gurmad raashin qeybin ah ka fulisay deegaanno katirsan gobolka Hiiraan ee dhaca bartamaha Soomaaliya.
Tobanaan qoys oo ku dhaqan deegaannada Nuur Fanax,Garasyaani iyo Booco ayaa ka faa'iidaystay mashruucan raashin qeybinta ah ee laga fuliyay deegaannada ku teedsan wadada laamiga ah ee xiriirisa Beledweyne iyo Buula Burde.
Hoos ka daawo sawirrada
Hoos ka daawo sawirrada