Daawo Sawirrada: Al Shabaab oo soo bandhigay Gaadiid dagaal iyo saanado ay ku qabsadeen dagaalkii Qaayib.

Saturday November 26, 2022 - 12:24:46
Liibaan Jeexoow
Xafiiska warfaafinta Al Shabaab ayaa faafiyay sawirrada khasaarihii ka dhashay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Galgaduud.
Sawirrada lafaafiyay waxaa kamid ah gaadiid dagaal,saanado hub ah iyo meydadka askar katirsanaa maamulka isku magacaabay Galmudug oo lagu dilay dagaalkii Qaayib ee shalay dhacay.

Halkan ka daawo sawirrada Meydadkii lagu laayay dagaalkii Qaayib.Rar

Related Items

Update cookies preferences