Daawo: Sheekh Aadan Sunne oo ka qeyb galay Diiradda Jimcaha oo looga hadlay Mowduuc muhiim ah.

Friday November 25, 2022 - 08:59:25
Liibaan Jeexoow
Daawadayaasha, dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka daawataan/dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waxaa looga hadlay Federaalisimka Soomaaliya la keenay waxaana ka qeyb galay Sheekh Aadan C/raxmaan (Sunni) Sheekh Jaamac C/salaam iyo Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.

Halkan Ka Daawo Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Related Items