Sawirro+Bayaan: Shirweynihii Golaha Nuqabada Wilaayaadka Islaamiga oo go'aamo lagasoo saaray.

Saturday November 12, 2022 - 13:17:26
Liibaan Jeexoow
Golaha Nuqabada wilaayaatka Islaamiga ayaa yeeshay shirweyne ay uga arrinsanayeen xaaladda Soomaaliya iyo duullaanka uu iclaamiyay Xasan Sheekh Maxamud.
Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen boqolaal katirsan Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ayaa lagu ayiday fatwadii kasoo baxday Shirkii culimaa'udiinka Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha nuqabada ayay kasoo saareen dhowr qodob oo muhiim ah waxayna bulshada Soomaaliyeed ku guubaabiyeen in ay ka qeyb qaataan difaaca diinka iyo dalka.

Halkan ka akhriso warsaxaafadeedka oo PDF ah.

Hoos ka daawo sawirrada shirka golaha nuqabada

Related Items