Sawirro: Warshad Biyaha Sifaysa oo laga hirgeliyay degmada Kuunyo Barroow.

Thursday October 27, 2022 - 13:46:40
Liibaan Jeexoow
Hormar dhanka ganacsiga ah ayaa ka jira qaar kamid ah wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.
Warshadaha yaryarka ah oo qeyb weyn ka qaadanaya kobaca dhaqaale ee dalka ayaa kusii kordhaya wilaayaatka Koonfurta dhaca, degmada Kuunyo Barroow ayaa laga furay warshad biyaha sifaysa oo ay hirgeliyeen ganacsato deegaanka ah.

Munaasabadda xarigga looga jarayay warshadda waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada waxayna bogaadiyeen warshadda biya sifaysa ee Saafi taasi oo kusoo biirtay dhowr warshadood oo horay uga jiray Sh/hoose.

 Hoos ka daawo sawirrada

Related Items