Beesha Murusade oo diyaarisay ciidamo ladagaallama Macaawisleyda [Sawirro+codad].

Sunday October 16, 2022 - 12:17:32
Liibaan Jeexoow
Kadib ballaaran oo ka dhacay deegaanka Dirri ee gobolka Galguduud ayay beesha Murusade kusoo bandhigtay ciidamo hubaysan kuwaas oo loogu talagalay in ay ka qeyb qaataan difaaca wilaayada Islaamiga ah.
Odayaasha iyo salaadiinta beesha Murusade oo khudbado ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in ay go'aan ku gaareen sidii ay isaga difaaci lahaayeen duullaanka uu Xasan Sheekh ku iclaamiyay shacabka ku dhaqan wilaayaatka Islaamiga ah.

Beesha Murusade waxay soo bandhigtay boqolaal nin oo hubaysan kuwaasi oo ballan ku qaaday in ay ladagaallami doonaan maleeshiyaadka Macaawisleyda ee DF-ka iyo shisheeyuhu ugu talagaleen khal-khalinta ammaanka wilaayaatka Islaamiga.

Halkan ka dhageyso odayaasha Beesha Murusade MP3
Halkan ka dhageyso kulimadda Ugaaska MP3

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items