Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo Shir jaraa'id ku faah faahiyay dagaallo ka dhacay Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Sunday September 25, 2022 - 20:16:16
Liibaan Jeexoow
Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro iyo qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmooyin iyo deegaanno dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa'id ku sheegay in khasaara culus ay gaarsiiyeen ciidamada dowladda kadib weeraro iyo qaraxyo ka dhacay gobollada Gedo,Galguduud,Hiiraan iyo Banaadir.

Related Items