Daawo Qeybtii 17aad ee Muuqaalada Taxanaha ah ee "Humul Caduwwu Faxdarhum".

Sunday September 25, 2022 - 09:15:23
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa caawa baahisay qeybta 17aad muuqaallo taxane ah oo qeyb ka ah silsiladda Hummul-Caduwwu Faxdarhum, kuwaas oo lagu soo bandhigayo qiraalada qaar ka mid ah jawaasiistii u shaqeeynayey sirdoonada cadowga ee ay gacanta ku dhigeen ciidamada Al Shabaab.
Xalqada 17aad ee Muuqaaladan waxaa lagu soo bandhigayaa qiraalo ay bixiyeen basaasiinta kala ah:

Cabdulle Cumar Maxamad (Cabdulle Fargeeto) oo la shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka CIA.

Xasan Cabdulqaadir Maxmad (Xasan Buuxow) oo la shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka CIA.

Ibraahim Baandhey oo la shaqeynayay sirdoonka Mareykanka CIA.

Xasan Cabdulqaadir Cumar (Bariyo) oo la shaqeynayay sirdoonka Mareykanka CIA.

Halkan ka daawo Filimka

Related Items