Sawirro: Boqolaal qoys oo Gurmad Raashin qeybin ah loogu sameeyay deegaanka Shaw.

Wednesday September 21, 2022 - 20:33:07
Liibaan Jeexoow
Guddiga gurmadka abaaraha wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa gargaar gaarsiiyay dadka ku saamoobay xaaladda abaaraha ee dalka ka jira.
Boqolaal qoys oo ku dhaqan deegaanka Shaaw ayaa loo qeybiyay Raashin, qaar kamid ah dadkii ka faa'iidaystay gurmadka raashin qeybinta ah ayaa ka mahad celiyay raashinka loo qeybiyay.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items