Waa maxay Jawaabcelinta Xarakada ee ku aadan dagaalka uu ku dhawaaqay Xasan Sheekh Maxamuud? Daawo Muuqaal Cusub.

Sunday September 18, 2022 - 20:42:13
48538
Isagoo la hadlayey in ka badan kun askari oo kasoo qalin jebiyey xerada tababarka ee Sayid Muxamed Cabdulle Xasan, ayuu afhayeenka Xarakada Shabaab sheegay inay dagaal adag kala hortagi doonaan xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud. Afhayeenka ayaa yiri:
"Xasan Sheekh iyo kuwa la socda waxaan leeyahay, dhaarta aad dhaarateen ayaa inoo dhaara, laba dhaar ma jireyso, waxaana rajeynayaa in wakhti aan ku kala bixi doono dagaalka"


Related Items