Bayaan+ Sawirro: Alkataa'ib oo ballan qaadday kalimad muhiim ah.

Saturday September 17, 2022 - 20:26:20
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa faafisay bayaan ku qoran luqadaha Soomaaliga iyo English-ka kaasi oo lagu iclaaminayo in dhowaan labaahin doono kalimad muhiim ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa si hordhac ah loo faafiyay sawirro cusub oo lagasoo jaray ciidamo tababar loogusoo xiray Mucaskar loogu magac daray Sayid Max'med Cabdulle Xasan.

Halkan ka akhriso bayaanka oo PDF ah

Related Items