Kumuu ahaa Dagaalyahankii fuliyay weerarkii lagu dilay Cabdullaahi Waafoow [Dhageyso].

Wednesday August 03, 2022 - 10:24:37
Liibaan Jeexoow
28-kii Bishii Dilxij ee sanadkii tagay ee 1443H, maalinimo Arbaco ah ayuu weerar nafhurnimo ka dhacay magaalada Marka waxaana lagu beegsaday mas'uul sare oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Koonfur Galbeed islamarkaana xiriir lalahaa ciidamada shisheeye.
Idaacadda Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay dagaalyahankii fuliyay weerarkii lagu dilay Cabdullaahi Waafoow oo ahaa guddoomiyaha degmada Marka ee Sh/hoose

Howlgalkaas Naf hurnimo  waxaa fuliyay Maxamed Cali Cabdi oo sidoo kale loo yaqaanay Bishaar ama Fazuul.

Wuxuu ahaa  wiil dhalinyaro dhiirran oo 22 sana jir ah  kana dhashay Beesha Jiiddo gaar ahaan jufada gaytiri, Max'med ayaa ku dhashay degmada Janaale sanaddii 2000.

Halkan ka dhageyso Dardaaran Max'med MP3

Related Items