Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Andulus ayaa baahisay Wareys ay la yeelatay dagaalyahankii fuliyay weerarkii Naf hurnimo ee dhawaan ka dhacay magaalada Jowhar kaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen saraakiil katirsan maamulka Hirshabelle.
Max'med C/qaadir Max'med oo ka dhashay beesha Jareerweyne islamarkaana 20 sana jir ahaa ayaa isagoo kaxaynaya gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay weerar culus ku qaaday meel ku dhow xarunta madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Jowhar.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Naftii hure Max'med MP3
Halkan ka dhageyso Wareysiga Naftii hure Max'med MP3